Open Interface

Software Builder

Ogeysiis -Koorso Photoshop ah oo bilaabanaysa May 2016

Shirkadda tababarada iyo Koorsooyinka Computerka iyo Technologiyada ee Open Interface Software Builder waxay ogaysiinayaa inay bilaabi doonto koorso photoshop ah oo lagu qaadanaayo dhamaan qalabka(Tools) loo adeegsado Photoda.  koorsada waxa ay bilaabanaysaa  1 May 2016 maalmaha sabtida iyo axadda 9:00 AM -11:00 AM oo subaxnimo.

fadlan hore ugaar isqoristu waxa ay kasocotaa Xarunta Shirkadda oo kutaal bakaaro wadada aaden cadde agagaarka xarunta weyn ee dahabshiil Bank dabaqa ay degantahy sahal Internet

wixii faahfaahin intaas dheer kalaxiriir :0617600603/0617484841/0616457811

Photoshop

 

 

Updated: July 29, 2017 — 9:18 am

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Open Interface Software Builder © 2017 Frontier Theme
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com