Open Interface

Software Builder

Category: Uncategorized

Baro qaabka ugu fudud ee shortcat-ka looga baxsho Flashka adoon adeegsan wax softwar ah Step by Step(Cashir kooban oo faa’iido leh )

Asc aqiyarey kuso dhawaada Shirkada Open Interface Software Builder maanta waxaan halkan idiin kugu so gudbinayana cashir aad u xiisa badan kaasi oo ku saabsan sida Flashka Shortcat-ka looga baxsho adoon isticmaalin wax Software ah sidoo kale qaabkan waxa uu ku tusaya waxyaabaha ku qarsan ee Flashka ku jiro oo aadan arki karin . Hadaba […]

Side Sawir looga qaada Shaashada Computerkada adigoon istcmaaleyn wax software ah (Cashir Kooban oo muhiim ah)

Aqiyarey kuso dhawaada Hooyga Barashada Computerka maanta waxan halkan  ku baran doona sida loo sawiro ama sawir looga qaado qeyb kamid ah Shaashada Computerka sidoo kale qaabkan waxa uu ka saacidaya in aad si fudud Filim ama Video aad daawanesay aad sawir ugala so baxdo adigoo Sawirayo. Hadaba yaan hadal idin ku daaline la soco […]

Cashir Faa’ido leh: Baro Sidee lo Jabiya ama lo furaa hadii Mopilkada Sumsung-ka uu kaaga xirmo Password Lock Screen ama Password-ka Shaashada+Sawiro+Video+Qoraal

Asc aqiyarey kuso dhawaada Hooyga Barashada Tichnlogyada Maanta waxaan halkaan idiin kugu so Gudbinaya qaabka aad u jabin kartit ama aad u masaxi kartit hadii Sumsung-kaada kaaga xirmo Lock Screen-ka ama aad iloowdo . Runtii waxan fila hadii aad cashirkan daawato ama aqrisato in ay Faa’iiido ku noqon doonto maxa yeelay lacag aya lagugu sameynaya […]

Ogeysiis -Koorso Photoshop ah oo bilaabanaysa May 2016

Shirkadda tababarada iyo Koorsooyinka Computerka iyo Technologiyada ee Open Interface Software Builder waxay ogaysiinayaa inay bilaabi doonto koorso photoshop ah oo lagu qaadanaayo dhamaan qalabka(Tools) loo adeegsado Photoda.  koorsada waxa ay bilaabanaysaa  1 May 2016 maalmaha sabtida iyo axadda 9:00 AM -11:00 AM oo subaxnimo. fadlan hore ugaar isqoristu waxa ay kasocotaa Xarunta Shirkadda oo […]

How to Earn Money From Internet Part 3

Qeebtii seddexaad uguna danbaysay siminaarka How to Earn Money From Internet (Sidee lacag loo abuuro ama laguhelo iyadoo la adeegsanaayo interne ka) ayaa laguqabtay hall ka shirkadda Open Interface Software Builder qeebteeda tabababarada iyo koorsooyinka, Maanta oo taariikhdu tahay 25/4/2016, qeebtaan ayaa looga dooday 5 qaab oo sifudud qofka shaqa ugu helikaro asigoo adeegsanaya internetka […]

How To Earn Money From Internet Part2

Qeebtii labaad ee siminaarka How to Earn Money From Internet (Sidee lacag loo abuuro ama laguhelo iyadoo la adeegsanaayo interne ka) ayaa laguqabtay hall ka shirkadda Open Interface Software Builder qeebteeda tabababarada iyo koorsooyinka, 18/4/2016, qeebtaan ayaa looga dooday 8 qaab oo sifudud qofka shaqa ugu helikaro asigoo adeegsanaya internetka (Find Internet-based Jobs of Any […]

How to Earn Money From Internet Part1

siminaar ciwaankiisu ahaa How to Earn Money From Internet (Sidee lacag loo abuuro ama laguhelo iyadoo la adeegsanaayo interne ka) oo eey soo qabaneeysay shirkada OPEN INTERFACE SOFTWARE BUILDER qeebteeda tababarada iyo koorsooyinka qeebtiisii koobaad oo loogadooday todobadan qaab (way) oo lacag looga helikaro internet ka ( Earn Money By Blogging,Earn Money by Designing Themes,Earn […]

Koorsooyinka ay bixiso Shirkadda Open Interface Software Builder

Koorsooyinka ay idiin hayso shirkadda open Interface Software Builder Waa kuwa hoos kuxusan: Multimedia: Course Duration 1.Photoshop 1 Month(16 hours) 2.Video Editor 2 Weeks(8 hours) 3.Sound Editor 2 Weeks(8 hours) Programming Languages: Course Duration 1.C# 3 Months(72 hours) 2.Vb.net 2 Months(48 hours) 3.C,C++ 2 Months(48 hours) 4.Java 3 Months(72 hours) 5.PHP 3 Months(72 hours) 6. […]

Open Interface Software Builder

Shirkadda Open Interface  Software Builder Waa Shirkad Noocee ah?? Open Interface  Software Builder  Waa shirkad ku takhasustay Computerka Iyo Tecnologiyadda Waxyaabaha ay Shirkaddu Qabato waxaa kamid ah: 1.Dhisidda Software da iyo Database (Management) Systemska sida: University Management System Payroll Management System Accounting Systems Hotel Management System College Management System Hospital Management System IWM 2.Tababaro iyo  […]

Open Interface Software Builder © 2017 Frontier Theme
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com