Open Interface

Software Builder

Baro qaabka ugu fudud ee shortcat-ka looga baxsho Flashka adoon adeegsan wax softwar ah Step by Step(Cashir kooban oo faa’iido leh )

Asc aqiyarey kuso dhawaada Shirkada Open Interface Software Builder maanta waxaan halkan idiin kugu so gudbinayana cashir aad u xiisa badan kaasi oo ku saabsan sida Flashka Shortcat-ka looga baxsho adoon isticmaalin wax Software ah sidoo kale qaabkan waxa uu ku tusaya waxyaabaha ku qarsan ee Flashka ku jiro oo aadan arki karin .

Hadaba si aad Flashka Shortcatka uga bixiso raac Tilabooyinkan so socda:

Step 1:Gali Flashka Computerkaada

Step2: Hubi Flashka Xarafka uu qaatay   Flashka xarafka uu qaatay waxa laga wada Partionada Computerka ee ku abuuran dhamaantoda waxa ay leeyihiin Xuruuf sida D,E,F,G Tusaale waxa laga yaba in u ku abuuran yahay Partion lagu magacaabo Engineerka waxa uu Computerka siinaya Partionkas xaraf u gaar ah sida Engineerka(D) hadii aad abuurto Partion kale waxa uu siina Xarafka E asaga oo ka hormarinayo Magacii aad ka hormarisay wuu si socona marka hadii aad Computerka Flashka galiso waxa uu siina xaraf u gaar ah Tusaale ahan waxa ku abuurna 3 Partion oo kala ah C ,D ,E,   hadii aad Flash so galiso waxa uu qaadana F.

 

intan laso galin waxa ii abuurna 6 Partion maxa yeelay wali Flash ma so galin.

Hadaba ila eeg sawirkan hoose waa galiyay Flashka waxa uuna qaatay Xarafka J

 

 

Step3: Inta kadib markaad ogaatay Xarafka uu Flashkada qaatay ama la siiyay Ku dhufo Star Buttonka ama Windows Keyga kadibna qor Cmd kadibna ku dhufo

Natiijada sawirka how to remove flash shortact icon
Step 4:Hadaba markuu kuso baxo shaashada madow ama cmd kadib ku qor shaashada madoow xarafka uu qaatay Flashka Tusaale ahan J kadibna ku dar labo dhibcood adoo u qoraayo sida tan   J: kadibna dheh Enter eeg sida sawirka hoose kaaga muuqata


Step5:Markad Enter dhahdo waxa uu ku keyna mesha hoose waxana ku qoreysaa Attrib –s –h *.* /s /d

Attrib markad qorto waxaad dhehe Space ama waa sikane qor hadana –s hadana Space bax ama siko qor hadana –h Space dheh qor hadana *.* space dheh qor hadana /s Space dheh qor hadana /d

 

kadibna dheh Enter raac sida sawirka  hoose kaaga  muuqato.

inta kadib wey dhamaatay waxaad eegta flashkada  waxa ku arkeysa  Flashii kugu jiray  oo ah mid fiican iyo sidoo kale mid copy ah lkn shortcat ah kuwa shurtcatka iska tir kuwa fiicana isticmaal

Dhamaad

 

Wixii suaal ah kuso dir:alaqsaa1996@gmail.com

 

Fadlan Asxaabtada gaarsii hadii aad ka faa’iiday

Updated: August 14, 2017 — 4:31 pm

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Open Interface Software Builder © 2017 Frontier Theme
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com