Asc aqiyarey kuso dhawaada Hooyga Barashada Tichnlogyada Maanta waxaan halkaan idiin kugu so Gudbinaya qaabka aad u jabin kartit ama aad u masaxi kartit hadii Sumsung-kaada kaaga xirmo Lock Screen-ka ama aad iloowdo .
Runtii waxan fila hadii aad cashirkan daawato ama aqrisato in ay Faa’iiido ku noqon doonto maxa yeelay lacag aya lagugu sameynaya haduu u kaaga xirmo marka so ma wanaagsana in aad barato qaabkan isla markaana aad Asxaabtada caawiso.
Fadlan ka taxadar Stepska si fiicana iskaga Fiiri Tilmaamaha ogoowna markaad Passwordk lock Screenka aad iska bixiso waxa baxayo waxa mopilka kuugu jiray yacnii waxan ka wada Datada sida Sawirada Videos-ka Nambarada ku save garesan Gameska IWM Fadlan Back up sameso oo datadaada Xafidan marka hore inta aadan Shaqada Guda galin.
Hadaba Cashirka waxa uu ka kooban yahay Qoraal iyo Video marka la soco:
Raac Steps-kaan ama Talabooyinkan so socdo si aad u jabiso Lock Screenka kaaga xiran mopilkaada:
Step1-Dami Marka hore Mopilkaada
Step2-Kadib u taabo si wadajir ah volume up + home button + power button hadii aan Afsoomali kuugu Fasiro intan waxa hal mar isla taabane Meesha laga dheereyo codka ee kore dhexda iyo waliba meesha laga damiyo mopilka waxana heyne ilaa aad ka aragto calaamada Samsung.
Eeg Sawirkaan hoose:
Step3-waxaad arkeysaa shaashad Madow ay ku qoran tahay 5-aan waxyaabood ee so socda sida:
ogoow aqrista hadii aad rabto in aad hoos uso socoto waxaad riixesaa meesha laga gaabiyo codka ee bidixda jirta hadii aab rabto in aad kor aadana meesha laga dheereyo codka ee ka koreso aya taabane hadii aad rabto in aad wax ok ku dhahdana meesha laga damiyo aya taabane.
Step4-markaad doorato Wipe Data/ factory reset waxa uu ku keyna meel ay ku qoran yihiin no yes waxaa ka dalbane Yes.
Step5-waxa sii doorane Reboot kadibna riix Power buttonka ama meesha laga damiyo si aad u xaqiijiso.
Step6:wax yar sug ilaa mopilka uu Restarti iskugu diraayo kadib wuu so shidma wey dhamaatay.
Waxan filaa in aad ku raaxesan doonto Lacagtiina wey kuu baaqatay oo meesha sameyska kkkkk.
Sidoo kale hadii aad Fahmi weyday Stepskii aan kaso hadalnay Daawo Video-ga hoose:
Stepyadii aan kor kuso dhegnay oo English ku qoran:
Warning! Do this at your own risk! All your phone data (contacts,photos,videos,music,messages,aplications,games,files,) will be lost! Please make backup first if you can!
If you forgot your screen lock combination or password follow these steps.
1.Power off your phone
2.Press together volume up + home button + power button until Samsung logo appears
3.Choose with volume buttons “wipe data/factory reset” and select it with power button
4.Choose “yes” with volume buttons and select it with power button
5.Select “reboot” and push power to confirm
6.Wait until the phone restarts
That’s it!.
Fadlan Asxaabtadda la wadaag si ay iyagana uga Faa’iidestan
ku xirnoow mar walba http://openinterfacesb.com
Wixii su’aal iigu so dir:alaqsaa1996@gmail.com