Shirkadda Open Interface Software Builder Waa Shirkad Noocee ah??
Open Interface Software Builder Waa shirkad ku takhasustay Computerka Iyo Tecnologiyadda Waxyaabaha ay Shirkaddu Qabato waxaa kamid ah:
1.Dhisidda Software da iyo Database (Management) Systemska sida:
- University Management System
 - Payroll Management System
 - Accounting Systems
 - Hotel Management System
 - College Management System
 - Hospital Management System
 - IWM
 
2.Tababaro iyo Koorsooyin kusaabsan Komputerka iyo Technologiyadda sida:
- Multimedia
 - Programming Languages
 - Website Design
 - Networking
 - Database Programs
 - Engineering Software
 - IWM
 
3.Web Design
4.Cillad Bixinta Computerada
5.Samaynta Stiikarada Nooc walba
Shirkaddu waxa ay kutaal Bakaaraha, wadada aadan cadde agagaarka xarunta wayn ee dahabshiil bank
Wixii intaas kabadan kalaxiriir
E-mail:[email protected]
 Tel:+252617600603/+252617484841 / +252615993798
















ماشا ء الله وفقكم الله