Open Interface

Software Builder

Open Interface Software Builder

Shirkadda Open Interface  Software Builder Waa Shirkad Noocee ah??

Open Interface  Software Builder  Waa shirkad ku takhasustay Computerka Iyo Tecnologiyadda Waxyaabaha ay Shirkaddu Qabato waxaa kamid ah:

1.Dhisidda Software da iyo Database (Management) Systemska sida:

  • University Management System
  • Payroll Management System
  • Accounting Systems
  • Hotel Management System
  • College Management System
  • Hospital Management System
  • IWM

2.Tababaro iyo  Koorsooyin kusaabsan Komputerka iyo Technologiyadda sida:

  • Multimedia
  • Programming Languages
  • Website Design
  • Networking
  • Database Programs
  • Engineering Software
  • IWM

3.Web Design
4.Cillad Bixinta Computerada
5.Samaynta Stiikarada Nooc walba
Shirkaddu waxa ay kutaal Bakaaraha, wadada aadan cadde agagaarka xarunta wayn ee dahabshiil bank
Wixii intaas kabadan kalaxiriir
E-mail:openinterfacesb@gmail.com
Tel:+252617600603/+252617484841 / +252615993798

Updated: April 15, 2015 — 12:38 am

1 Comment

Add a Comment
  1. ماشا ء الله وفقكم الله

Leave a Reply to wdsirag Cancel reply

Your email address will not be published.

Open Interface Software Builder © 2017 Frontier Theme
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com